Muuse Biixi oo hortiisa lagu Dhaariyey afar Xubnood oo ka mid ah Komishanka Cusub ee Doorashooyinka

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Afartii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay dhawaan golaha wakiilladu ansixiyeen. Ugu horrayn guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa afarta Xubnood ee Komishanka cusub ee doroashooyinka mid mid gacanta u saaray kitaabka qur’aanka kariimka ah, kuna dhaariyey … Continue reading Muuse Biixi oo hortiisa lagu Dhaariyey afar Xubnood oo ka mid ah Komishanka Cusub ee Doorashooyinka